Midnimo Microfinance iyo Isbitaalka Takhasusiga Somali Sudanese oo saxiixay heshiis iskaashi
Midnimo Microfinance iyo Isbitaalka Takhasusiga Somali Sudanese waxay saxiixeen heshiis maalgelin waafaqsan Shareecada loogu helayo adeegyada caafimaadka qaarkood, oo ay ku jiraan beerista timaha iyo daaweynta ilkaha.
17 Juun 2026 · Muqdisho, Soomaaliya




