Kulamada
Midnimo Microfinance oo ka qaybgalay daahfurka Beero oo Barwaaqo Soomaaliya
Maamulka Midnimo Microfinance wuxuu Muqdisho kaga qaybgalay kulan beereed iyo daahfurka Beero oo Barwaaqo Soomaaliya oo wasiirku hoggaaminayay.
20 Sebtembar 2025 · Muqdisho, Soomaaliya