Events
Midnimo Microfinance Participates in NAFIS 2026
Midnimo Microfinance ayaa ka qaybgalay 2nd National Agri-Food Investment Summit (NAFIS 2026) oo ka socda Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo maalgelinta beeraha, sugnaanta cuntada, waraabka, biyaha, iskaashiga iyo kobaca waara.
12 Aug 2026 · Mogadishu, Somalia
