Midnimo Microfinance oo ka qaybgalay maalintii labaad ee Shirka Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya 2026
Midnimo Microfinance waxay ka qaybgashay maalintii labaad ee Shirka Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya 2026, iyadoo kala hadashay ka-qaybgalayaasha caalamiga ah maalgelinta iyo kobaca ganacsiga.
6 Oktoobar 2026 · Muqdisho, Soomaaliya




